Wararka

Golaha Shacabka oo maanta ka dooday Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya.

Muqdisho (Sonna) :- Kulankaan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaraai, ayaa ajandahiisu   waxa uu ahaa Qeybinta...

Bandhig carweedka Buugaagta oo Maanta lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Sanadkii Sedexaad ayaa Muqdisho lagu qabtay Bandhig Carweedka Buugaagta, waxaana qoraayaal Soomaaliyeed oo  rag iyo dumarba leh carwada ay ku soo bandhigeen...

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maanta ka dooday Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya.

Kulankaan oo uu shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Shiikh Cismaan Jawaraai, ayaa ajandahiisu   waxa uu ahaa Qeybinta Hindise Sharciyeedyada ilaa...

Bandhig carweedka Buugaagta oo lagu qabtay Muqdisho

Sanadkii Sedexaad ayaa Muqdisho lagu qabtay Bandhig Carweedka Buugaagta, waxaana qoraayaal Soomaaliyeed oo  rag iyo dumarba leh carwada ay ku soo bandhigeen buugaag ay...

Saldhigyo Argagaxisada Al shabaab ku Dhuumaaleysanayeen oo la Duqeeyay

Muqdisho (SONNA) Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka oo is garabsanaya ayaa duqeyn culus ka fuliyay Saldhigyo Al shabaab ay ku leeyihiin Deegaanka Kuunya...

Ugu Akhris Badan