Wararka

Golaha Ammaanka ee QM oo deg deg u dhaqan gelinaya cuno qabatayntii Waqooyiga Kuuriya

Muqdisho(SONNA) Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen xubnaha Joogtada ah ee Golaha Ammaanka ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa, Mareykanka, Shiinaha iyo Ruushka...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo tababar u furey askar katirsan qeybta 21-aad ee X.D+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi iyo Taliyaha qaybta 21-aan ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Cabdullaahi Aadan xuseen Cirro ayaa...

Dalxiiseyaasha caalamka oo soo dhoweeyey ku soo biiritaanka Soomaaliya hey’adda Dalxiiska dunida

Muqdisho(SONNA) Shirka Hey’adda Dalxiiska adduunka oo ka dhacay sannadka magaalada Chengdu ee dalka Shiinaha ayaa looga arrinsaday arrimaha dalxiiska caalamka iyo sida loo horumarin...

Guddoomiye “Jawaari” oo soo xirey Bandhigga Buugaagta Muqdisho+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Muddane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya,ayaa maanta soo xirey Bandhigga Buugaagta oo muddo sedex maalmood ah ka soconayay magaalada...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo la kulmay maamulka iyo bulshada Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

Muqdisho(SONNA) Wefdi uu hogaaminaya madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxmed Islaam(Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray degmada Doolwo ee Gobolka Gedo, halkaasi oo si weyn...

Ugu Akhris Badan