Wararka

Ra’iisul wasaare Kheyre oo u Ambabaxay Dalka Turkiga

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u ambabaxay dalka Turkiga, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dowlada aan walaalanahay ee Turkiga. Mudane...

Ciidamada Xooga dalka oo Al shabaab kala wareegay Deegaano ka tirsan Bakool

Muqdisho (SONNA) Wararka ka Imaanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed ay la wareegeen deegaano ka tirsan Gobolka Gobolka...

Soomaaliya oo ka qeybgashay shir ku saabsan arrimaha Garsoorka oo Murataaniya ka dhacay+Sawirro

Murataaniya(SONNA) Shirkan  oo ay isugu yimaadaan Maxkamdaha Sare ee Wadamada ku jira  jamacda carabta oo sanadkii mar laqabto ayaa waxaa sanadkaan lagu qabtay Dalka...

Maxakamadda sare ee Kenya oo go’aan hor leh ka soo saaraysa doorashada

Kenya(SONNA) Dalka Kenya waxaa kataagan jahwareer siyaasadeed,iyadoo Maxkamadda ugu sarreysa dalkaasina lagu wado inay maanta go'aan ka soo saarto in ay qabsoomi karto iyo...

Guddoomiyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo Garoowe uga qeybgalay kulankii 40-aad ee baarlamaanka Puntland

Garowe(SONNA) Magaalada garoowe ayaa waxaa maanta ka furmaya kulanka 40-aad ee kalfadhiga Baarlamaanka Puntland kaasi oo ay ka qeybgalayaan guddoomiyaasha labada Aqal ee baarlamaanka...

Ugu Akhris Badan