Wararka

Ciidamada NISA oo qarxiyay gaari Noha ah oo qarax siday

Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay darawal waday gaari Noha ah oo qarax labaad siday,kaasi oo markii dambe ciidamada NISA ay qarxiyeen.  Gaariga Nohada ah...

Gaari nuuca Xamuulka ah oo ku qarxay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho

Qaraxani oo ka dhashey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho...

Daacish oo bilowday in ay isaga baxda magaalada Raqa ee Siiriya.

Illo wareedyo ay heshay Warbaahinta ayaa sheegaya in Kooxda Daacish ay bilowday in ay isaga baxday magaalada Raqa ee Dalka Siiriya. 12 ka mid ah...

Tababar ku saabsan habka baarista dambiyada iyo xadgudubyada loo geysto Haweenka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SONNA) Si ahmiyad loo siiyo ka hortagga dhibaatooyinka loo geysto Haweenka ayaa Wasaaradda Cadaaladda Soomaaliya waxey tababar ku aadan sidii la isaga kaashan...

R/wasaare Khayre oo magacaabay guddiga la socodka tartanka loo galayo Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Dowladda

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi la socda tartanka loo galayo 26ka Agaasime guud ee Wasaaradaha Dowladda Federaalka...

Ugu Akhris Badan