Ciidamada NISA oo qarxiyay gaari Noha ah oo qarax siday

Date:

Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay darawal waday gaari Noha ah oo qarax labaad siday,kaasi oo markii dambe ciidamada NISA ay qarxiyeen.

ย Gaariga Nohada ah oo waday qarax labaad oo maleeshiyaadka Shabaab ay doonayeen in shacabku ay ku dhibaateeyaan ayaa ciidamadu waxay ku qarxiyeen Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Falkani ayaa imaanaya waxyer un kadib markii argagixisada Shabaab ay gaari nuuca xamuulka ay ku qarxiyeen goob shacabku ay ku badnaayeen oo kutaal isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...