Wararka

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir oo si wadajir ah saxaafadda ula hadlay ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo kormeerey Warshad lagu daabacayo lacag Shillin Soomaali ah+Sawirro

Khaartuum(SONNA)Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kormeeray warshadda lacagta, gaar ahaan kayd ay ku jirto lacag cusub oo dowladda Suudaan ay u daabacday...

Washington oo qarka u saaran jebinta heshiiskii Nuclearka iiraan

Mareykanka(SONNA) Donald Jey Trump Madaxweynaha Wadanka Mareykanka ayaa u muuqda in uu soo afjarayo heshiisyadii dhanka hubka Nuclearka oo horey loola galay Dalka Iiraan,...

(AKHRISO) Dowladdaha Soomaaliya iyo Suudaan oo gaaray Heshiis is afgarad

Khartoum (SONNA)  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Booqasho rasmi ku jooga Dalka Suudaan ayaa kulan uu Magaaladda Khartoum...

Ugu Akhris Badan