Wararka

Labada gole ee Baarlamaanka iyo Xukuumadda oo kulan looga hadlayey dardargalinta Dastuurka ku yeeshay Muqdisho

Kulankan ayaa waxaa  looga hadlay sidii loo  dar darin lahaa isla markaana wax looga qaban lahaa dastuurka, Waxaana ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Golaha...

Akhriso:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo War saxaafadeed ka soo saartay Xaalada Galmudug

Muqdisho (SONNA)  Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa caawa War saxaafadeed kasoo saartay Xaalada ka taagan Magaalada Cadaado ee Xarunta ku...

Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Soomaaliya oo la kulmay Fanaanadda Qaran ee Maryan Mursal Ciise”Sawirro” 

Muqdisho (SONNA)   Ku simaha Ra’iisul wasaaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xiggeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Fanaanadda...

Soomaaliya iyo Jabaan oo heshiis kala saxiixday+Sawirro

Nairobi(SONNA) Heshiiskan laba geesoodka ah oo ay maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixdeen Wasaaradda qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dowladda Somaaliya iyo hay'adda JICA...

Puntland oo ugu baaqday ganacsatada Hubka heysata in ay hubkooda sharciyeystaan

Muqdisho (SONNA)  Wasiirka Amniga ee Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf oo Wariyeyaasha maanta kula hadlay Magaalada Garoowe ee Xarunta maamulkaasi ayaa ka hadlay...

Ugu Akhris Badan