Wararka

Banaanbax looga soo horjeedo Xasuuqii Zoobe oo Cadaado ka dhacay

14-kii bishan waa maalin shacabka soomaaliyeed u ah musiibo qaran, muujinta dareenka shacuubta ayaa ah mid ay tacsi ugu dirayan dadki ku geeriyooday .allaahna ugu...

Wasaaradda Gargaarka Soomaaliya oo Xarunta Gurmadka Qaranka ka furtay Magaaladda Muqdisho

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Marwo Maryan Qaasim, ayaa sheegtay in wasaaraddu ay furtay Xarun loogu talo galay...

Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Xogtii ugu dambeysay Khasaaraha qaraxii Soobe

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Abdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Gurmad Qaran ayaa soo bandhigay Xogtii...

Deeq Dawo ah oo ka timid Mareykanka oo soo gaartay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxaa goordhow soo gaaray Diyaarad sida Deeq dawo ah oo Dowlada Mareykanka ay ugu soo gurmatay dadka dhibaatada ka...

Dowladaha Qatar iyo Kenya oo qalab caafimaad iyo dawo soo gaarsiiyay Muqdisho

Diyaarad ka timid dowladda Qatar ayaa soo gaartay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Diyaarada ay soo dirtay dowladda Qatar ayaa sidday shixnado isugu...

Ugu Akhris Badan