Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block.php on line 257

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Deprecated: Using null as an array offset is deprecated, use an empty string instead in /home/sntv/public_html/wp-includes/class-wp-block-type-registry.php on line 168

Wararka

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Wasaaradda Amniga oo tababar u furtay maamulka iyo shaqaalaha Wasaaradaasi”Sawirro

Tabarbarkaan oo socanaya mudo sedex maalin ah ayaa waxaa loo  qabtay dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Amniga gudaha iyadoo ay daah fureen wasiir ku xigeenka wasaaradda...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Baahiyo dhanka adeegyada Caafimaadka ah oo ka jira deegaano ka tirsan gobalka Mudug”Sawirro

Gaalkacyo (SONNA) Xilli mudooyinkii u danbeeyay ay isa soo  tarayeen cabashashooyinka la xariira dhanka adeegayada caafimaadka ee ka jira deegaanada galmudug qaarkood ayaa waxaa wasaaradda caafimaadka...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Wasiirka Maaliyadda oo shir-guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee Wasaaraddaasi (Sawirro)

Muqdisho(SONNA)--Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee Wasaaradda Maaliyadda oo Todabaadkiiba mar la qabto. Shirkaasi...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Maxkamadda Ciidamada Q.S.S  oo dhageystay markii 2-aad dacwada rag loo heysto qaraxyo Muqdisho ka dhacay “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Eedeysanayaal u qaabilsanaa malaashiyada Al-shabaab qarxinta goobaha maqaaxiyadaha oo markii labaad kasoo hor muuqday Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana...

Deprecated: Automatic conversion of false to array is deprecated in /home/sntv/public_html/wp-content/plugins/td-cloud-library/includes/tdb_module.php on line 350

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo khudbad ka horjeedinaya Golaha Shacabka JFS

Muqdisho(SONNA) Kulanka maanta ay leeyihiin xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya  waxaa ajandaha uu yahay akhrinta iyo qeybinta warbixinta la xiriirta dhismaha guddiga adeegga Garsoorka...

Ugu Akhris Badan