Wararka

Golaha Wasiirada XFS oo ansixiyey Sharciga Istaatiistikada Dalka

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga...

Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS oo Sucuudiga kala hadlay Dhoofka xoolaha Soomaaliya.

Waxaa magaalada Riyaad ee caasimadda wadanka Sacuudi Carabiya Ku kulmay Wasiirka deegaanka, Biyaha iyo Beeraha ee dalka Sucuudiga Eng. Abdirman Abdul Muxsin Alfadli iyo...

Wasiir Xoosh “Muddo yar gudaheed ayaan waxqabad ballaaran oo muuhiim ah ku qabannay”

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ku wehliyay kulan ay la...

Guddiyada joogta oo dhaariyay Wasiirka cusub ee howlaha guud

Kulanka tobanaad ee guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa ugu horeyn waxaa lagu dhaariyay Eng Sadiiq Cabdullaahi Cabdi oo bedelay AUN Wasiirkii howlaha...

Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare oo qaabilay ku-xigeenka Xoghayaha guud ee QM

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Jeffrey Feltman oo ah ku-xigeenka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee dhinaca siyaasadda. Kulanka oo...

Ugu Akhris Badan