Wararka

Qoysas ku dhaqan Kaam ku yaal duleedka Magaalada Baydhabo oo ay lasoo

Halkan waa kaam kuyaala duleedka bari ee Magaalada baydhao ee xaruunta Gobolka Bay Waxaana kujira Boqolaal Qoys oo Dhawaan ka soobarakacey Deegaano Farabadan oo...

Gudoomiyaha G/Banaadir oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada AMISOM

Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa lakulmay Saraakiisha Ciidanka AMISOM waxaana uu kala hadlay inay qeyb ka...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Dalka Turkiga oo isaga iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta...

Guddoomiye Jawaari iyo wafdiga la socday oo Qaahira kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo booqasbo rasmi ah ku jooga magaalada Qaahira ee dalka Masar ayaa gelinkii dambe ee maanta...

Danteennu waxay ku jirtaa in loo qumo dhismaha dalka

Waxaa xaqiiqi ah in Marxalad ama xaalad kasta oo aadaanuhu ku soo biiro dunidaan uu xambaarsan yahay ama huwan yahay waajibaad Qaran oo  la...

Ugu Akhris Badan