Wararka

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo soo Bandhigay Sanaadiiq loogu tala galay Cabashada dadweynaha

Muqdisho (SONNA) Qorshahan ayaa waxaa soo hindisay sii haya Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Generaal Muqtaar Xuseen Afrax waxaana loogu talagalay sanduuqyadan in ay cabashadooda...

Maamulka Degmada Luuq oo meel Fagaare ah ku soo bandhigay Al shabaab shacabka qarxin rabay+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Maamulka Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa maanta meel fagaare ah shacabka ku nool degmadaasi ugu soo bandhigay Maleeshiyo ka tirsan Argagaxisada Al...

Wasiirka Warfaafinta oo Hortagay Guddiga Warfaafinta ee Aqalka sare+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta hortagay Guddiga Warfaafinta, arimaha bulshada iyo Dhaqanka ee...

Madaxweyne Erdogan oo booqasho ku jooga dalka Kuwait

Muqdisho (SONNA) Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho rasmiya ku tagay wadanka kuwait kadib martiqaad uu ka helay amiirka wadankaasi Sheekh Sabah Al...

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano ku dhow magaalada Baraawe

Baraawe (SONNA) Ciidamada xoogga dalka ayaa sii balaariyay dagaalada ay kaga sifeynayaan cadowga umadda Soomaaliyeed ee Al shabaab deegaanada ay kaga dhuumeeleysanayaan Gobolka Shabeelaha hoose, iyagoo...

Ugu Akhris Badan