Wararka

Kulan loogu ducaynayay dadkii ku waxyeeloobay qarixii Soobe oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho(SONNA) Kulankani oo loogu ducaynayaya alla ha u naxriistee dadkii ku dhintay qarixii 14kii bishan ka dhacay Isgoyska Soobe iyo kuwii ku dhaawacmay ayaa...

Weeraro ka dhacay Nigeria oo dad lagu dilay

Muqdisho (SONNA) Wararka laga helayo dalka Nigeria ayaa sheegaya in dad isku soo xiray waxyaabaha qarxa ay ku dileen in ka badan tobannaan qof laba...

Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta Jowhar ka dhaceysa

Muqdisho (SONNA) Waxaa maanta lagu wadaa magaalada Jowhar inay ka dhacdo Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, iyadoo ay ka qeyb galayaan Wafuud kala...

Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Uganda oo ka wada hadlay ammaanka gobolka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne...

Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Uganda oo ka wada hadlay ammaanka gobolka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne...

Ugu Akhris Badan