Wararka

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba

Muqdisho(SONNA) Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabkaJamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay qaar ka mid ah dadka naafada ah oo ay...

Madaxweyne Farmaajo oo cambaareeyey qaraxii maanta ka dhacay Masjidul Rowdah ee dalka Masar

Muqdisho (SONNA), Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyey qaraxii maanta argagixisada ay ka geeysteen dalka masar, gaar...

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo soo xiray Shirweynaha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo xiray shirweynaha Madasha Hawl-wadeennada Shabakadaha Isgaarsiinta (Somali Network Operators Group – SOMNOG)...

Dalka Zimbabwe oo maanta yeeshey madaxweyne cusub

Zimbabawe(SONNA) Dalka Zimbabawe ayaa maanta waxaa uu yeeshey Hogan cusub kadib markii xilka madaxweynaha loo dhaariyay Emmirson Mnangagwe oo badalaya madaxweynihii hore e e...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka” Tirada Maxaabiista Soomaaliya ee ku xiran Xabsiyada caalamka hoos ayay u dhacday”

Muqdisho(SONNA) Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo maanta marti ku ahaa Barnaamijka kulanka Todobaadka jimcaha ee ka baxa TV-ga Qaranka...

Ugu Akhris Badan