Wararka

Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Masiibada Qaran, Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse, Geedisocodka Deyn-Cafiska iyo arrimo kale

 Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar)....

Ururo Soomaali oo ka shaqeeya Arimaha Bulshada oo Turkiga uga mahad celiyay taageerada Soomaaliya

Muqdisho(SONNA) Ururo Soomaali oo ka shaqeeya Arimaha Bulshada ayaa booqday safaarada Turkiga ay ku leedahay dalka Holand si ay mas'uuliyiinta safaarada Turkiga uga mahad...

Akhriso: Taariikh nololeedkii Jeneraal Maxamed Abshir Muuse

Taliyihii ugu horreeyay ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneraal Max’ed Abshir Muuse ayaa xalay ku geeriyooday Magaalada Minneapolis ee dalka maraykanka. Allaha u naxariistee waxaan halka...

R/wasaaraha Soomaaliya oo dhiggiisa Turkiga kula kulmay Ankara

R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyrre ayaa maanta oo khamiis ah dhiggiisa Dalka Turgiga Ben Ali Yildirim kulan kula qaatay Magaalada Ankara ee caasimadda...

Taliyaha Ciidamada xooga dalka oo ka tacsiyadeeyey Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse

Muqdisho(SONNA) Taliyaha Ciidamada Xooga dalka Jen, C/wali Jaamac Gorod ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Jeneral Maxamed Abshir Muse oo...

Ugu Akhris Badan