Wararka

Muftiga Masar oo ka hadlay qaabka looga hortagi karo Fikradda Xaqjirnimada.

Muftifa dalka Masar Dr. Showqi Calam, ayaa Carabka ku adkeeyay in mabaadi’da horumarka,degenaasha iyo wada noolaashaha uu yahay qiyamka  ay diinteyna Islamka ku baaqday,iyadoo...

Qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada joogtada ah ee Baarlamaanka oo la doortay

Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa doortay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Guddiyada...

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay Qorshaha Amniga Qaranka, Abaaraha iyo dardargelinta howlaha dowladda

Muqdisho, 13 Abriil 2017—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali...

Shaqaale Hindi ah iyo doontii ay la socdeen oo maanta ka Shiraacatay xeebta Degmada Hobyo

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa sheegay in ay sagootiyeen 10 Badmaax oo u dhalatay Wadanka Hindiya kadib kolkii Ciidamada Galmudug ay ka soo furteen kooxo...

Maamulka Degmada Heliwaa oo markale Olole Nadaafadeed ka bilaabay mid ka mid ah waaxyaha degmada

Maamulka Degmada Heliwaa oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Mudane Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa maanta waxa ay markale olole Nadaafadeed ka bilaabeen Waaxda Bandar-wanaag...

Ugu Akhris Badan