Wararka

R/wasaare Khayre”Waxaan xoogga saareynaa dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka”

Munaasabada ballaaran oo lagu soo geba gebeynayay xuska sanad guuradii 74-aad ee aas- aaska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xalay ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo...

Kismaayo oo uu ka furmay shirka mideynta Canshuuraha Bariga Soomaaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Kismaayo ka furay shirka wadatashiga Canshuuraha Bariga ee dowladda dhexe iyo dowlad gobolleedyada. Shirkan...

Madaxweyne Farmaajo “wakhtigeyga ugu badan ciidanka ayaan ku bixin doonnaa”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mar kale ugu baaqay Ciidamada xoogga dalka inay laba jibaaraan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo ka dhawaajiyay...

Kenya oo mar kale codsatey in muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya lagu dhammeeyo wada hadal

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Kenya Githu Muigai ayaa sheegay in mowqifka Kenya ay ka taagan tahay muranka badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya ay tahay...

Wasiirka Amniga: Shirar aan fasax loo haysan lama qaban karo

  Wasaaradda Amniga Gudaha dalka ayaa sheegtay in aan la qaban karin shirar aan fasax looga heysan wasaaradda amniga iyo maamulka gobolka Benadir. Wasiirka Amniga Gudaha...

Ugu Akhris Badan