Wararka

Taliyaha qeybta 12-ka April ee CXD“5 ayaan dilnay 7 kalena waan qabanay”

Taliyaha qeybta 12-ka April ee Ciidanka Xoogga dalka Cumar Dheere ayaa wakaalada SONNA u sheegay in Howlgalo ka dhacay Gobolada Shabeelaha dhexe iyo Shabeelaha...

Madaxweyne Gaas oo faah faahiyay duqeyntii hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa markii ugu horeysay ka hadlay duqeyn diyaaradeed oo lagu beegsaday horjoogihii Daacish ee Soomaaliya oo ku...

Deeq lacageed oo bulshada Xudur ka timid oo lagu wareejiyay guddiga Gurmad Qaran-Sawirro

Xudur(SONNA)-Dhalinyarada iyo ganacsatada magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, ayaa markii ay dhacday musiibadii 14 October ee dadka badan ku geeriyoodeen waxaa ay u...

Maxaad ka taqaanaa Degmada Warshiiq warbixin

Muqdisho(SONNA) Degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeelada Dhexe oo qayaas ahaantii 65 KM ujirta magaalada Muqdisho,waa degmo qadiimi ah oo soo jirtay boqolaal sano ka...

Taliska Xoogga qeybta 12ka April oo sheegay inay guullo ka gaareen howlgal ka dhacay deegaano gobolka Sh/hoose katirsan

Taliyaha qeybta 12ka april ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, sarreeye guuto Cumar dheere, ayaa hoggaaminayey howlgal ciidamada difaaca ay ku xorreeyeen deegaano ka tirsan...

Ugu Akhris Badan