Wararka

Ra’iisul wasaare ku xiggeenka XFS oo Magaaladda Sharma-sheekh kula kulmay R/wasaaraha Masar “Sawirro”

Muqdisho (SONNA), Raiisul wasaare ku xiggeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Magaaladda Sharma-sheekh kula kulmay Raiisul Wasaaraha Dalka Masar Sherif Ismail...

Dowladda Masar oo deeq waxbarasho u fidisay Soomaaliya.

Al-Qaahira (SONNA)- Guddoomiyaha Jaamacadda Banha ee dalka Masar Dr. Yusuf Al-qadi  ayaa shaaca ka qaaday inay Jaamacadiisu 5 deeq waxbarasho oo lacag la'aan u...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Ciidamada Xoogga dalka guulaha ay gaareen

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay ciidamada xoogga dalka ee guulaha ka gaaray dagaalada todobaadyadii ugu dambeeyay ay la galeen Nabad diidka Al...

Madaxweyne Farmaajo oo ugu Hambalyeeyay Ciidamada Xoogga dalka guulaha ay gaareen

Muqdisho (SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyay ciidamada xoogga dalka ee guulaha ka gaaray dagaalada todobaadyadii ugu dambeeyay ay la galeen Nabad...

Khuburo arimaha Baasaboorada oo ka socda Midowga Yurub oo muqdisho soo gaaray+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Khubaro arimaha hubinta dukumentiyada u qaabilsan dalka Norwey ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho si ay u arkaan habka qaadashada Baasaboorka Soomaaliya. Imaanshaha wafdiga khubarada...

Ugu Akhris Badan