Wararka

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka oo heshiis la gaaray Guddiga doorashooyinka Puntland

Xubno ka socday Guddiga doorashooyinka Puntiland oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaaladda Muqdisho ayaa heshiis is afgarad iyo wada shaqeyn ah la gaaray...

Ganacsato Soomaaliyeed oo Maamulka degmadda Balcad ku  wareejiyey deeq lacageed  oo lagu dhisayo isbitaalka degmadaasi“Sawirro”

Deeqdaan lacagta ah oo gaareysa  seddex kun oo lacagta dollarka Mareykanka ah,  ayaa waxaa iskasoo aruuriyay Ganacsato Soomaaliyeed oo kunool dalka Koofur Afrika,  kuwaas...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta Booqday Wasaaradda Maaliyadda XFS “Sawirro”

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqday Xarunta Wasaaradda Maaliyadda, halkaasi oo ay kusoo dhoweeyeen Wasiirka, Wasiir...

Xeer-ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed oo Shirweyne Qaran ku yeeshay Magaaladda Muqdisho “Sawirro”

Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo qaban qaabiyay, hir-geliyeyna Shirweynaha Qaran ee Xeer-ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed, kana dhacay Hotel Jazeera Magaalada Muqdisho Soomaaliya, kaas oo...

Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka oo ku guuleystay kursiga Alabama

Doug Jones ayaa noqday xubintii ugu horeysay oo Dimoqraadi ah oo muddo 25-sano ah ku guuleysta kursiga aqalka odoyaasha ee gobolka Alabama,kadiib loolan adag...

Ugu Akhris Badan