Wararka

Daawo Sawiradda Ra’iisul wasaare Kheyre oo maanta gaaray Baraawe

Wafdi uu hogaaminayo Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeelaha hoose. Ra'iisul...

Shirka horumarrinta magaallooyinka Africa oo Rome ka furmay+Sawirro

Roma (SONNA) Caasimadda dalka Talyaaniga ee Rome waxaa si rasmi ah uga furmay shirka horumarinta iyo Maalgashiga magaallooyinka Africa iyo Talyaaniga Shirkan waxaa Soomaaliya ku...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo gaaray Magaalada Baraawe+Sawirro

Baraawe (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa goordhow gaaray magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana...

Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed oo Deeq Taakuleyn ku wareejisay Taliyaha Ciidanka Militariga+Sawirro

Muqdisho (SONNA) Munaasabad ka dhacday xarunta Villa Baydhabo ee magaalada Muqdisho ayaa Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed waxay ku wareejiyeen Taliyaha ciidamada Militariga Soomaaliya Cabdi weli...

Wafdi uu hoggaaminayo R/Wasaare Khayre oo goor dhow u amba baxay Baraawe

Muqdisho(SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa goor dhow u amba baxay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa...

Ugu Akhris Badan