Wararka

Shirkii Golaha Wasiirada XFS oo ka dhici lahaa Baydhabo oo baaqday,kana socda Muqdisho

Shirkii Khamiis laha ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan ka soconaya magaalada Muqdisho. Waxaa shir guddoominaya ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo heshiis la saxiixday Hay’adda Amiin Ambulance ee Muqdisho

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalak Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa heshiis kula saxiixday magaalada Muqdisho mas’uuliyiinta hay’adda Gar gaarka deg dega ah ee ka...

Wasiir Yariisow” Waxaa jira qaswadayaal diidan in wadankan uu horumar gaaro”,

Muqdisho(SONNA) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday iney dhalinyarada Soomaaliyeed door muhiim ah ay ka qaateen...

Guddiga doorashooyinka Soomaaliland oo ka digay in la hor dhoco natiijada

Iyadoo lasugayo natiijada dorashadii ka dhacday Soomaaliland ayaa waxaa uu war culsu ka soo baxaya giddiga doorashooyinkaasi,Saciid Cali Muuse oo ah Afhayeenka Guddiga doorashada...

Soomaaliya oo ka qeybgalaysa tartan ka furmaya Tunisiya

Tunis(SONNA) Waxaa lagu wadaa in Dalka Tuniisiya uu maanta ka furmo tartanka ciyaaraha Xeegada ee Caruurta ka yar da’da 15-ka sano ee wadamada ku...

Ugu Akhris Badan