Wararka

Heshiiska ay kala saxiixdeen Barlamaanada Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan

Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala saxiixday...

Soomaalida K/Afrika ooo lacag ugu deeqey dadkii ku dhaawacmay qarixii Soobe

Muqdisho(SONNA) Jaaliyada Soomaalida ee ku nool qaar ka mid ah magaalooyinka  dalka South Africa ayaa ka mid ahaa bulshadii u istaagtay gurmadka dadkii ku...

In ka badan 100 arday oo deeq waxbarasho loogu qaaday Dalka Sudan

Muqdisho (SONNA) In kabadan 100-boqol Arday oo helay deeq Waxbarasho ayaa maanta u ambabaxay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan Ardaydan oo tiradoodu ay tahay 115...

Guddoomiyeyaasha Golaha shacabka Soomaaliya iyo Suudaan oo Khartoum heshiis ku kala saxiixday”Sawirro

Khartuum(SONNA) Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala...

Baarlamaanada Golaha Shacabka Soomaaliya iyo Suudaan oo Heshiis kala saxiixday

Guddoomiyaha Golaha shacabka Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn Labada Baarlamaan ku kala saxiixday...

Ugu Akhris Badan