Wararka

Gurmadka doonidii kusoo caariday Xeebta Boosaaso oo meel wanaagsan maraysa (Sawirro).

Dekedii macmalka aheyd ee Magaaladda Boosaaso oo laga barbar dhisayey dekeda weyn, ayaa iminka umuuqata mid gabogabo ah, waxaana suurta gashay in la gaaro...

Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma oo is casilay..

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma oo maalmahan danbe cadaadis dhanka Siyaasada ah heystay ayaa Habeenkii Arbacada khudbad Qaran uu ka jeediyay Telefishinka  ku...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo sheegay iney xoogga saari doonaan dhismaha iyo Tayeynta Ciidanka Cirka (Sawirro).

Munaasabad  loogu Dabaaldageyay Sanadguuradii 58-aad ee Ka soo Wareegtay Aas aaska Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka,islmarkaan ay ka qeyba galeen Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay degmada Kurtunwarey..

Ciidamad Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya AMISOM ayaa howlgal qorsheysan oo lagu bur buriyay saldhigyo kooxda Al-Shabaab ay ka soo abaabuli jireen Weerarada iyo...

Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda oo Dhagax dhigay MCH-ka degmada Wadajir (Sawirro).

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulax) ayaa maanta dhagax-dhigay MCH ka degmada Wadajir, iyadoo ay ka...

Ugu Akhris Badan