Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ka tacsiyadeeyey geerida S/guuto C/raxmaan Khaliif.

Muqdisho(SONNA) Taliyaha Ciidanka Xogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Cabdi Jaamac Warsame Gorod ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay weerarkii hotelNaashablood2 ee magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa si gaar...

Guddoomiye Jawaari Oo Khartoum Kula Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sudan “SAWIRRO”

Khartuum(SONNA)-Wafdi uu hogaaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka JFS oo booqasho ku jooga Dalka Suudaan ayaa maanta Magaaladda Khartuum ee xarunta dalka Suudaan kulan kula qaatay...

Guddoomiye Jawaari Oo Khartoum Kula Kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sudan

Wafdi uu hogaaaminayo gudoomiyaha golaha shacabka JFS oo booqasho ku jooga Dalka Suudaan ayaa maanta Magaaladda Khartuum ee xarunta dalka Suudaan kulan kula qaatay...

Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay shirka wadatashiga amniga qaran”Sawirro”

Muqdisho, Oktoobar 29, 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda...

Golaha Wasiirada oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Booliiska iyo Agaasimaha Nabad-Sugida Qaranka

Muqdisho(SONNA):--, 29 October 2017 – Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare...

Ugu Akhris Badan