Wararka

Dab Xoogan oo ka kacay dukaamo ku yaala suuqa Bacaad

Gelinkii dambe ee maanta ayaa damb xoogan waxaa uu qabsaday qeybo kamid ah suuq Bacaad oo ku yaala degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir isla...

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda oo xilka la wareegay

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Xaashi ayaa maanta xilka Wasaaradda si rasmi ah ugala wareegay Wasiirkii hore...

Wasiirka Boostada oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegay

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Boostada, Isgaarsinta iyo Teknoloojiyadda Eng. Cabdi  Canshuur Xasan ayaa maanta xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaasi Maxamed Jaamac Mursal,...

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Arrimaha gudaha

Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Ayaa Maanta Xilka Ku wareejiyey  Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo...

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka Maaliyadda

Muqdisho, 01, April, 2017….Wasriika cusub W. Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle, ayaa saaka xilka kala wareegay wasiirkii hore maaliyadda Mudane...

Ugu Akhris Badan