Wararka

Ciidanka NISA oo cashar u dhigay Khawaarijtii weerartay Godka Jilacow

Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Hay’adda NISA ee Gaashaan ayaa xalay door lama ilaabaan ah ka qaatay howlgalkii lagu soo afjarayay koox...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo la kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub

Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxames Aadan Macallin ( Soomaali), ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u...

Cutubyo ka tirsan Kumaandooska oo loo xiray tababar aqoon-kororsi ah

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kormeeray bandhig ay sameeyeen cutubyada sida gaarka ah u tababaran ee CXD oo soo gabagabeeyay tababar...

Madaxweynaha JFS oo maanta gaaray magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel-gaarka ah ee Dowlad-Goboleedka Jubaland. Inta uu ku sugan yahay...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo miino baaris ah ka wada degmada Awdheegle

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaashanaya Ciidamada AUSSOM ayaa maanta hawlgallo miino baaris ah ka wada magaalada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose, kadib markii...

Ugu Akhris Badan