Wararka

Beeraleyda Caddaanka ah ee Zimbabwe oo soo dhaweeyay is-bedelka

Harare(SONNA)-Caddaanka reer Zimababwe ayaa soo dhaweeyay is beddelka madaxtinimo ee ka dhacay Dalkaasi, markii uu cadaadis jinsiyadeed kusoo rogay hoggaamiyehii hore ee Dalkaasi Robert...

Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga oo xilka la wareegayo maanta+Sawirro

Muqdisho(SONNA) Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka socota xarunta Wasaaradda...

Kulan ku saabsan dhageysiga dadweynaha ee Miisaaniyadda Dowladda 2018 oo muqdisho ka socda

Muqdisho(SONNA) Waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya kulan u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Guddigga Maaliyadda Golaha SHacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo qeybaha bulshada,kaasi oo ku...

Madaxweyne Gaas oo ka hadlay duqeyntii dhawaan lagu dilay horjooge Daacish ka tirsanaa

Puntland(SONNA) Iyadoo dhawaan diyaaradaha Mareykanka ay duqeyn ku dileen horjooge ka tirsanaa Maleeshiyada Daacish ee ku sugnaa Buuralayda Galgala ee Puntland,ayaa arrintaasi waxaa ka...

Dhageyso: Wasiirka cusub ee Gaashaandhiga XFS oo ka hadlay talaabooyinka ugu horeeya uu qaadayo

Muqdisho(SONNA) Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Wasiirka cusub ee Wasaaradda Difaaca Dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaan uu magacaabay R/wasaare Xasan Cali Khayre ayaa faah...

Ugu Akhris Badan