Wararka

Dhallinyaradda Muqdisho ku Nool oo iskaa wax u qabso uga Qeyb galey ololaha Qurxi dalkaada

Ololahan qurxinta wadada isku xerta isgoyska xamar jajab iyo kan waabari ayaa waxaa sameynaya dhalinyarada degmada xamar jajab oo kaashanaya maamulka degmada waxaana uu...

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo abaalmarin gudoonsiiyay sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Munaasabad kooban oo abaalmarin lagu gudoonsiinaya Dhame Axmed C/laahi “Bashane” ayaa waxaa ka qeybgalay Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Axmed Cali Daahir, ku xigeenka...

Wasiirka Cadalaladda Xukumada Federalka Soomaliya oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Dowladda Talyaaniga u Fadhiyo soomaliya

Wasiirka Cadaaladda Xukumadda Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiga Soomaaliya waxayna kawada hadleen arrimaha Cadaaladda,  intii uu kulankan  socday ayaa...

Ergayga Hey’ada UNHCR u qaabilsan Soomaaliya oo dowlada K/Afrika kala hadlay arimaha qaxootiga Soomaalida ku nool dalkaasi

Ergayga gaarka ah ee hey’ada qaxootiga aduunka u qaabilsan qaxootiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey oo socdaal ku joogay dalka South Africa ayaa sheegay in...

Dalalka ku jira urur gobolleedka IGAD oo Muqdisho uga shiray arrimaha Socdaalka

Muddo afar maalmood ah oo uu socon doono Shirkan Wadatashiga ah ayaa ayaa looga doodayaa Sharciga isu-socodka xorta ah ee dadka IGAD si dalalka...

Ugu Akhris Badan