Wararka

Guddoomiyaha G/SHabeelada Hoose oo digniin u diray burcadda dhaca geysata

Afgooye(SONNA)Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Ibraahim Aadan Cali (Najax) oo lahadlayay Wakaaladda wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ka hadlay dhibaatooyin ka jira inta...

Taliyaha C.X.D oo tababar u soo xirey cutubyo katirsan ururka 60-aad+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Cutubyo ka tirsan Ururka 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa maanta tababar u socday labo biloood loogu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Taliyaha Ciidanka...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Dhalinyarada Adeega dhiig bixiyaasha ee ka howlgala Gobolka Banaadir+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Kulankaan oo Wasiirka Waarfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska  Xukumada Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow  kula kula qaatay xafiiskiisa dhalinyarada adeega dhiig bixiyaasha ee Gobolka...

Emmerson Mnangagwe”Zimbabwe waxaa u dhalatay Dimoqraadiyad cusub”

Zimbabwe(SONNA) Ninka bedeli doona madaxweynihii hore ee Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa bogaadiyay dimuqraadiyadda cusub ee ka dhalatay dalkaasi Zimbabwe isagoo amaanay Militariga. Hadalkan ayaa ka...

Wasaaradda Amniga oo soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan Weerarkii Soobe+Sawiro

Muqdisho(SONNA) Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee 14-kii...

Ugu Akhris Badan