Wararka

Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya oo isbaddel ku sameysay wakiilladii u joogay Safaaradaha dibedda

Warkaan oo ka soo baxay xafiiska wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya mudane Maxame Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa lagu shaaciyey in shaqadii laga joojiyey 14,...

Shirweynaha Qaran ee Siyaasadda Sugnaanta Cuntada iyo Horumarinta Beeraha oo Muqdisho lagu qabtey

R/wasaare ku xiggeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ahne ku simaha Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay...

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigey wadooyin muhiim u ah isku socodka bulshada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goor dhow gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweyne Farmaajo ayaa dhagax dhigay...

Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqey in Cadaado ay tahay Xarunta Barlamaanka Galmudug

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado kula kulmay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado, isagoona kala hadlay Tabashooyin ay qabeen. Madaxweyne...

Wasaaradaha cadaaladda Dowlada Gobolleedyada oo kulan la qaatey Wasaarada Cadaaladda XFS

Kulankaan oo ahaa mid wadatashiga ah waxaa soo qabanqaabisay wasaaradda Cadaalada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyadoo mudadii uu socday lagu dhageystay warbixin ay soo jeediyeen...

Ugu Akhris Badan