Wararka

Ra”iisul Wasaare Kheyre iyo Wefdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Muqdisho (SNTV) -Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii ay  shir Caalami...

Dowladda dhexe iyo Galmudug oo wada furay xarunta dhaqan celinta malaashiyada Al-shabaab.

Muqdisho (SNTV)-Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay xarun dhaqan celinta malaashiyaadka ka yimid fikirka qaloocan ee kooxda Al-shabaab. Madaxa Xukuumadda Galmudug...

Munaasabad lagu dhiiri gelinayey Horumarada Ciyaaraha kala duwan ee dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Waxaa ka qeybgalay munaasabaddan lagu dhiirogelinayay horumarka dhanka ciyaaraha kala duwan oo ay Soomaaliya ku talaabsanayso mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomalaiya, oo ay...

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Jabuuti kula kulmay saraakiil isugu jira Jabuuti iyo Talyaani

Moqdisu (SNTV)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janaraal Bashiir Cabdi Maxamad ayaa Gaaray Caasimadda dalka Djibouti,waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Djibouti kornel Cabdullaahi Cabdi...

Ra’iisul wasaarha Soomaaliya oo soo xiray Shirkii ganacsiga ee ka socday Turkiga

Istanbul , May, 05, 2018– Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Xalay soo xiray shirkii ganacsiga ee ganacsatada Soomaaliya iyo Turkiga...

Ugu Akhris Badan