Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxaayo Magaallada Adis-Ababa ee Dalka Ethiopia

Shir madaxeedka wadamada Midowga Afrika ayaa ka furmaya maalinta berrita ah magaalada Addis-Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya,kaasi oo ay ka qeybgalayaan hoggaamiyaasha Dowladaha Afrika. Madaxweynaha...

Kulan looga hadlaayay Haweenka iyo Xuquuqul-insaanka oo lagu qabtey Magaalada Nairobe

Shalay ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Nairobe ee Dalka Kenya kulan ay halkaasi ku lahaayeen xubno ka socday Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka...

Dalka Masar oo lagu soo gaba-gabeeyey Aqoon kororsi ku aadan Dalxiiska Qaaradda Afrika

Aqoon kororsi iyo cilmi baaris la xiriirta Bad iyo Bariga ayaa shalay lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar. Aqoon kororsigan oo...

Ra’iisulwasaare Kheyre “Soomaaliya oo deymaha laga cafiyo ayaa caalamka la jaanqaadi karta”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caalamka ka codsaday in la dar-dargaliyo sidii Soomaaliya looga dhaafi lahaa daynta si ay...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatey jaaliyada soomaaliyeed ee ku nool Turkiga

Magaalada Istanbuul ee Dalka Turkiga  Waxaa kulan ku yeeshay Godoomiya Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (jawaari) iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka...

Ugu Akhris Badan