Wararka

10 katirsan Maleeshiyada Shabaab oo lagu dilay Bokool

Waxaa sii kordhaya khasaarihii ka dhashey dagaal dhexmaray ciidamo taabacsan Mukhtaar Roobow Abuu-mansuur iyo maleeshiyaad katirsan kooxaha argagixisada Al-shabaab oo ka dhacay Gobolka Bokool. Dagaalkan...

Tababar lagu baranayo Hanaanka Kalluumeysiga oo laga furay Muqdisho

Tababarkaan oo  ku saabsan qaabka loo jalaaban karo kalluunka wanaagasan,  islamrkaana sare loogu qaado tayada kalluunka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Tababarka oo socoto...

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gaaray magaalada Gaalkacyo

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Warsame Gorod ayaa goordhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug halkaasi oo si weyn...

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka oo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay Qaraxii ka dhacay Muqdisho

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Cabdiwali Jaamac Warsame Gorod ayaa ka tacsiyadeeyay Askartii ku dhimatay Qaraxii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay...

Faah faahin ka soo baxaysa qarax naftii halignimo ah oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxani oo uu fuliyay nin naftii halige ah oo xirnaa Jaakadda Qaraxyada ayaa geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska...

Ugu Akhris Badan