Wararka

Kenya oo Lammaane Soomaaliyeed ku eedeysay Al-Shabaab

Nairobi-(SNTV)- Ciidanka Boliiska Dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Lamaane Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay inay xiriirro kala duwan la leeyihiin Ururka  argagixisada ah ee Al-Shabaab. Lammaanahan...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Gudiyada Barlamaanka

Gudoomiyaha golaha shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xarunta guddoonka iyo gudiyada ee Villa Hargeysa kulamo gaar gaar ah kula...

R/W Khayre oo kulan la qaatay Madaxa Golaha Amaanka Cuna-qabataynta Hubka Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socday Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan cuna-qabataynta Hubka...

Shir looga hadlayay qabyo qoraalka sharciga doorashooyinka oo lagu soo gabo gabeeyay Muqdisho

Muqdisho (SNTV)- Kulankan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyb galay sharci...

Xasilinta deegaannada dowlad Goboleedka Galmudug oo laga hadlay

Muqdisho (SNTV) -Barnaamijkan looga hadlayo xasilinta Deegaanadana Galmudug ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhusamareb waxaana soo qaban qaabiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug...

Ugu Akhris Badan