Wararka

Shirkii wada-tashiga ahaa ee u dhexeeyay bulshada rayidka iyo wasaaradda dastuurka oo war-murtiyeed laga soo saaray.

  Ahmiyadda kulan weynhaan ayaa ahaa mid looga hadlayaaay  wadatashiga iyo wadda shaqeynta la xariirta kaalinta bulshada rayidka iyo caqabadaha ka heysta habsami ula shaqeynta...

Guddoomiyaha G/Banaadir oo dhagax dhigay xarunta degmada Wadajir oo muddo burbur-saneyd+Sawirro

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku burburtay qaraxii ka...

Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo soo gabagabeeyay socdaal uu ku tegay Puntland- (sawirro).

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo gabagabeeyay safar shaqo oo uu ku tegay magaalooyin ka...

Agaasimaha HS&J Col.Kofi oo tababar u soo xiray madaxda waaxeedyada HS&J (sawirro).

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Col.Mohamed Adam Kofi ayaa maanta soo xiray tababar labo maalin u socday madaxda waaxyaha Hay’adda oo...

“Ahmiyad gaar ah ayaan siin doona bur burinta Argagixisada Al-Shabaab” Taliyaha AMISOM

Taliyaha cusub ee Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaaliya Jim Beesigye Owoyesigire  ayaa si rasmi ah Xafiiska kagala wareegay Taliyihii hore ee Ciidamada...

Ugu Akhris Badan