Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo tagey Kismaayo (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose, halkaasoo wafdiga Madaxweynaha si weyn...

Xildhibaan Dalxa oo si diiran usoo dhaweeyey Waxqabadka Dowladda iyo horumarka ay wado.

Xildhibaan  Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliyeed  ayaa bogaadiyay waxqabadka boqolka maalmood ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. Waxa uuna...

Soomaaliya oo hirgelinaysa Warbaahinta Bulshada isla markaana TV-yada dalka oo dhanka Digital looga dhigi lahaa Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo wafdi uu hogaaminayo oo socdaal shaqo ku jooga magaalada Kampala...

(Faallo) Maku dhiiran laheyd in aad ku Dagaal gasho Hub bilaa Rasaas ah, taageerana laheyn!?

Way adagtahay Dal in ka badan rubac Qarni burbursanaa, oo dagaallo Sokeeye ay ka socdeen muddo gaaban gudahood Dowladnimo iyo Maamul wanaag in lagu...

Madaxweynah Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta booqanayo Magaaladda Kismaayo.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta booqan doono Xarunta kumeel gaarka ah ee  Maamul Goboleedka Jubbaland. Amaanka Magaaladda Kisamaayo ayaa...

Ugu Akhris Badan