Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Muqdisho oo loo qaadayo Turkiga-Sawirro

Date:

Muqdisho (SONNA)ย Qaar kamid ah dhaawacyadii ayaa loo qaadayaa dalka Turkiga ka dib markii saaka ay timid diyaarad ay leeyihiin militiriga dalka Turkiga, Raโ€™iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, qaar kamid ah xubnaha golaha wasiirada gaar ahaan guddigii loo xil saaray isku duba ridka gargaarka loo fidinayo dadkii waxyeelada soo gaartay ayaa garoonka Aadan Cadde ku sugan.

Ambulance-yo ayaa dadka dhaawacyada ah looga soo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho, waxaana lagu qaadayaa diyaarad ambulance ah oo aad u weyn, wasiirka warfaafinta Soomaaliya mudane C/raxmaan Yariisow oo kamid ah guddiga raโ€™iisul wasaaraha magacaabay ayaa sheegay in maanta dalka Turkiga loo qaadi doono in ka badan 40 kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii Zoobe.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...