Wararka

Madaxweyne Farmaajo iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Kulmay

  Addis Ababa, 28 Jan 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo...

Gen Osman Nuur Subagle oo dhameeystay waqtigiisa uu hugaanka u hayay howlgalka AMISOM-(sawirro)

Gen Osmaan Nuur  Subagle ayaa ugu horreynba  sharaxay sidii ay AMISOM qeyb kaga aheyd doorashooyinkii  lagu soo doortay Madaxweyne Maxmed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, waxa...

Madaxweyna Farmaajo oo Addis Ababa kaga qeyb-galayo Shir madaxeedka Midowga Afrika.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee caasimadda Itoobiya, halkaas oo...

Raiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la yeeshey jaaliyada Switzerland

Raiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Xalay kulan la qaatay Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Switzerland...

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxaayo Magaallada Adis-Ababa ee Dalka Ethiopia

Shir madaxeedka wadamada Midowga Afrika ayaa ka furmaya maalinta berrita ah magaalada Addis-Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya,kaasi oo ay ka qeybgalayaan hoggaamiyaasha Dowladaha Afrika. Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan