Wararka

Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka oo ku guuleystay kursiga Alabama

Doug Jones ayaa noqday xubintii ugu horeysay oo Dimoqraadi ah oo muddo 25-sano ah ku guuleysta kursiga aqalka odoyaasha ee gobolka Alabama,kadiib loolan adag...

Golaha Shacabka oo ansixiyay Misaaniyadda Dowlada 2018

Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya waxaa maanta shir guddoominayay Guddoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka C/wali Ibraahim Muudeey, waxaana Xildhibaanada ay...

Somalia oo dib u soo nooleyneysaa Dhaqanka & Dalxiiska si dalka nabad iyo horumar loogu soo dabaalo+Sawirro

Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska oo ka qeybgalaya Shirweynaha 2aad ee Caalamka ee Dhaqanka & Dalxiiska oo ay...

daxweynaha Ruushka”Go’aanta Trump ee Qudus wuxuu burburinaya wadahadalada Bariga Dhexe”

War ka soo baxay aqalka Cremilinka ee looga arrimiyo Ruushka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Mosco ay siweyn uga soo horjeeda in magaalada Qudus...

Shirka Wadamada Islaamka ee looga hadlayo Arinta Qudus oo Goordhow Furmay

Waxaa goordhow magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ka furmay Shirka deg dega ah oo ay isugu yimaadeen dalalka Islaamka kaasi oo looga hadlayo go’aankii...

Ugu Akhris Badan