Wararka

Madaxweyne Xaaf oo dhuusamareeb ka furay shirka dhamaystirka heshiiskii Galmudug iyo Ahlu-sunna (SAWIRRO).

Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyee ee Galmudug mudane Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa magaalada dhuusabareeb ee xaruunta Gobolka Galguduud ahna Caasimadda Galmudug ka furay shir...

Wasaaradda Dekadaha oo wax kama jiraan ku tilmaantay heshiiska DP World ee dekadda Berbera

Wasaradda Dekadaha iyo Gaadiidka badda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wax kama jiraan aan dustuurka waafaqsaneyn ku tilmaantay heshiis la sheegay dhex maray...

Golaha amniga Muqdisho oo qodoba ka soo saaray kulan eey yeesheen.

Shirka Guddiga Amniga Gobolka Benaadir oo guddoominayey Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ay ka qeyb galeen guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Masuuliyiinta dowladda oo ka qeyb ah halganka nadaafadda Muqdisho (SAWIRRO).

Madaxda Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaa si wadajir ah u sameeyey Olalaha Nadaafadda Caasimadda, kaas oo lagu aruurinayo qashinka yaala goobaha...

 Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Soomaaliya ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya.

Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Soomaaliya ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mahdi Maxamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Britain u fadhiya...

Ugu Akhris Badan