Wararka

Dhaxal sugaha Sacuudiga oo booqanaya dalalka Uk iyo Mareeykanka

Prince Muxamed Ben Salman, oo booqashadiisa ay qaadan doonto muddo 3-esho ah ayaa la kulamo la qaadanaya madax kala duwan ee dowladda Masar, isagoo...

shir looga hadlaayo arimaha barakacyaasha oo muqdisho ka furmey

Shirkan wadatashi oo looga hadlayo Arrimaha Barakacaayaasha iyo Qaxootiga Soo laabtay ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka...

Gurmad Qaran oo soo gabagabeeyay howlahii caawinta dhaawacyadii Qaraxii Soobe

Munaasabad xalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay in la soo gabagabeeyay howlihii Gurmadka ahaa ee uu waday Guddiga Gurmad Qaran ee Qaraxii...

Maamulka hirshabelle oo hub ku wareejiyey ciidamada Amisom

Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ku wareejiyay hub ay ciidamada dowladda Soomaaliya ay ka soo badbaadiyeen weerar gaadmo ah oo Jimcihii aynu ka soo gudubnay...

Wasaaradda Beeraha Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiisyo hormarineed

Munaasabadan oo  ku saabsaneyd mid Mashaariic  horumarineed ay  ku kala  saxixanayeen Wasaaradda Beeraha Dowladda Federaalka iyo Hay”adda  Horumarinta dalka Turkiga ee  TiKA ayaa   ujeedada...

Ugu Akhris Badan