Wararka

Yugaabdha oo gar-gaar u soo dirtay Dadka ay saamaysay fatahaadda Webiga Shabeelle

Kampala-(SNTV)-Dowladda Yugaandha  ayaa gar-gaar ugu deeqday Qoysaska ay fatahaadda Webiga Shabeelle saameeyeen ee ku nool degaanka Golwayn ee Gobolka Shabeellada hoose. Raashiin kala duwan oo...

Ciidamada Ammaanka magaalada Gaalkacyo oo qabtay nin wiil iyo aabihiisa xalay dil u geystay

Gaalkacyo(SNTV) Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay gacantaku dhigeen nin hubaysan oo xalay magaaladaasi ku dilay...

Ciidamada Ammaanka Puntland oo ka hortagay weerar ay ku soo qaadeen Maleeshiyada Shabaab

Puntland(SNTV) Dagaal u dhexeeya Ciidamada ammaanka Puntlanda iyo kooxaha argagixisada Alshabaab ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Bari. Wararka ka imaanaya deegaanka...

Gudomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaaday wafdi ka socday Midowga Yurub

Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu...

Madaxweynaha Hir-shabelle oo Dalka Dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo Soo gaaray Magaalada Muqdisho, kaddib Safar Shaqo oo maalma qaatay uu ku maqnaa Magaalada Nairobi...

Ugu Akhris Badan