Wararka

Wakiilada QM ee Chine Rusia & Kuweit oo la kulmay Amb, Ahmed Isse Awad wasiirka Arrimaha dibadda ( Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb, Ahmed Isse Awad ayaa  magaalada New-yorka ee dalka Mareykanka kula  kulamay u qaabilsanayaasha QM wadamada Chine,  Russia & Kuweit ...

Rakaabkii ugu horreeyay oo habeenkii xalay ahaa ka dhoofay garoonka Aadan Cadde (Sawirro)…

Rakaabkii ugu horreeyay muddo 27-sana kadib ayaa  habeenkii xalay aheyd ka dhoofay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, waxaana safarkaasi sidoo kale qeyb ka ahaa Wasiirka...

Booliska Kenya oo qabtay Haweeneey looga shakiyay Argagixisanimo

Guddoomiyaha Degmada Kilifi ee Dalka Kenya Magu Mutindika, ayaa sheegay in Laamaha ammaanku ay Haweeney 44 jir ah oo lagu magacaabo,Saidia Matani; ku qabteen...

Madaxweyne Waare oo Muqdisho kula kulmay qaar ka mid ah xildhibaannada Hirshabelle ku matala Dowladda Soomaaliya-(Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirsahebeelle Dr; Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan kula qaatay Magaalada Muqdisho qaar ka mid ah Xildhibaannada Aqalka hoose iyo...

Eng, Yariisow oo Ka qeyb galay Xafladda dib u howl-galinta Dugsiga Sare ee 15 May (Sawirro).

Dib u howl galinta Dugsiga 15-May waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Soomaaliya, Safiirka Dowladda Masar...

Ugu Akhris Badan