Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo Gaalkacayo ka dhagax dhigay Xarunta Nabadeynta iyo Dib u Heshiisiinta Soomaaliyeed

Gaalkacayo, 14 Jan 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan safar ku marayay Puntland ayaa gaaray xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka...

Fannaanaddii Qaranka Daleys oo ku geeriyootey Canada

Fannaanaddii Qaranka Khadiijo Cabdullaahi Daleys oo saacado ka hor ku geeriyootey dalka Canada, waxa ay aheyd gabadhii ugu horreysay ee Koonfur Soomaaliya hees ka...

Degreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu magacaabey guddoomiyaha cusub ee Maxakamadda Sare ee maamulkaasi...

Madaxweyne Shariif Xasan ayaa guddoomiyaha Maxakamadda Sare u magacaabay Axmed Cali Muuse,kaasi oo bedelaya guddoomiyihii hore ee Maxakamadda Sare Sheekh Axmed C/laahi Xuseen Fanax ...

Shirka Wadatashiga Abaarihii ku dhuftey Somaaliya sannadihii 2016-2017 ayaa lagu qabtey Magallada Kismaayo ee Maamul Goballeedka Jubaland.

Shirkaani oo lagu daraasadeynayey abaarahii 2016-2017 oo lagu qabtey magaalada kismaayo ayaa waxaa ka qeyb galey masuuliyiin ka Socotay Wasaaradda Qorsheynta Xukumadda Federaalka Soomaaliya...

Madaxweyne Farmaajo oo ka degay Gaalkacyo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdiga Madaxweynaha oo...

Ugu Akhris Badan