Wararka

Ciidanka Asluubta Soomaliyeed oo Soo bandhigey dhoola tus ay ku soo dhaweynayaan sanad guurada aas-aska ciidanka Asluubta

Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku jira diyaar garoowgii ugu dambeyay ay ugu dabaaldagayaan munaasabada Aasaska ciidanka asluubta oo ku beegan 22 fabraayo. ciidmada ayaa wax...

Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibanaa Dalka Liibiya oo Maanta lagu wado in dib logu soo celiyo Magaalada Muqdisho

Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa la filayaa in Maanta laga soo dajiyo Garoonka diyaaradaha ee Aadan Abdulle. Muwadiniintan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio

Munaasabadda casha sharafta ah waxaa soo abaabulay urur siyaasi ah oo ka dhisan Gobolka Ohio laguna magacaabo ( New American Political Action Committee ) ...

Akhriso: Magaca rasmiga ah ee horjooge sare oo isku dhiibay Ciidamada Dowladda Ee Gedo.

Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa sheegaya in horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-shabaab uu isku soo dhiibay ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ku sugan degmada...

Dowladda Soomaaliya oo soo deynaysa 20 Carruur ah oo ka mid ahayd Tahriibayaasha ku xanniban Liibiya

Ugu yaraan Labaatan Carruur ah oo ka mid ah Dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta tahriibiyeyaasha ayaa lagu wadaa...

Ugu Akhris Badan