Wararka

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud oo Shaaciyey in dhawaan la daah Furaayo Mashaariic Hormarineed

Shir Jiraa’id uu xafiiska ku qabtaay Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib dhiska iyo Gureynta Xukuumadda Soomaaliya  Eng Saadaq Cabdulahi Cabdi  ayaa ahaa mid...

Ra’iisulwasare Kheyre oo Kulmo Gooni-goni ah la qaatey Madaxda ka qeyb galeysa shirka dhaqalaha aduunka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo  Magaalada Davos ee Dalka Switzerland kaga qeyb galaya shir looga hadlayo Arrimaha dhaqaalaha ayaa...

Maxaa laga Dhaxley Safarkii Socdaalka Nabad ee Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa socdaal qaatay muddo 17 maalmood ah waxa uu ku maray Gobollada Nugaal, Bari, Mudug iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay

  Muqdisho, 24 Jan, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda...

Wasaaradaha Arimaha Dastuurka iyo arimaha gudaha oo kulan la qaatey Gudiga madax banaan ee doorashooyinka

Kulan wadajir ah oo u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Guddiga Madaxbanaan ee...

Ugu Akhris Badan