Wararka

Tartanka Orodka gaaban oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay.

Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa waxaa ka...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo baaritaano caafimaad iyo daaweyn lacag la’aan ah u sameysay caruur iyo haween danyar ah.

Wasaarada caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug oo gacan ka heleysa Hay’ad lagu magacaabo Childbirth Survival international (C.S.I) , ayaa markii u horeysay ka howl biloowday...

Wasiirka ku xiggeenka Wasaaradda Owqaafta XFS oo la kulmay Maayarka Caasimada Jabuuti

Wasiir ku xiggeenka Wasaradda  Owaqafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Ibraahin Axmed Dhuubow iyo wafdi uu hoggaaminayay, ayaa waxa ay kulan la...

Guddoomiyaha G/Benaadir oo ka hadlay Wixii u qabsoomay Maamulka.

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo marti ku ahaa barnaamijka Dood Furan ee ka baxa Telefeshinka Qaranka ayaa...

Itoobiya, Masar iyo Suudaan oo mar kale ka wada hadlaya arrinta Webiga Niil

Magaalada Khartuum ee Caasimadda Dalka Suudaan waxaa Maanta ka furmay Shir Saddex geesood ah oo ku saabsan xal ka gaarista muranka ku saabsan wadaagga...

Ugu Akhris Badan