Wararka

guddoomiye Yariisoow oo xaflad u sameyey gudiga doorashooyinka

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xarunta dawladda hoose ee Xamar ugu sameeyey Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada hoose.

Ugu yaraan Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda nabad diidka Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar xagga cirkaa ah oo xalay ka dhacay Tuulada Bangeeni...

Doorashooyinka Baarlamanka Jabuuti oo Maanta Furmaya.

Waxaa Saaka oo Jimca ah Dalka Jabuuti looga dareeray goobaha cod-bixinta Baarlamaanka oo ay ku tartamayaan xisbiyada kala duwan ee Dalkaasi. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Baarlamaaniga...

shirka Golaha wasiirada oo loga hadley arimaha amaanka dalka

Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Xukuumadda dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa looga dooday heshiiskii...

wafdiga ka socdey dowlada turki oo booqdey xafiiska madaxweynaha dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Turkiga Mudane Hakan Çavuşoğlu iyo wafdi uu hoggaaminayey. Madaxweyne Farmaajo...

Ugu Akhris Badan