Wararka

Raa’iisulwasaare ku xigeenka xukumada soomaaliya oo kormeeray wasaarada macdanta iyo batroolka

Ra’iisalwasaare ku xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka...

Qoysaska Barakacyaasha ee ku nool degmada Doloow oo helay xarumo waxbarasho

Dugsiyada waxbarashada ee Degmadda Dolow soomaaliya ayaa intooda badan waxaa wax ku barta Arday ka soo jeeda Qoysas Danyar ah oo isugu jira kuwo...

Xarun Waxbarasho Islaami ah oo soomalida ku nool dalka turki leeyihiin ayaa laga hirgaliyay Magallada Istanbul

Munaasabad kooban oo lagu daahfurayo Dugsi lagu barto Qur’aanka Kariimka ayaa waxay ka dhacday magaalada Istabul ee dalka Turkiga,waxaana ka qeyb galay culimaa’udiin,Waalidiin iyo...

Madaxweynaha Jamuuriyada soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay shir-madaxeedka dalalka xubnaha ka ah Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Al-Dahraan...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kulan la qaatay Madaxda Hay’adda lacagta aduunka iyo Banka aduunka

Mudane C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa hay’adahaasi u bandhigaya hannaanka Maaliyadeed ee Soomaaliya iyo isbadalada lixaadka leh ee ay samaysay, Wasiir Beyle ayaa ka hadlaya...

Ugu Akhris Badan